X

Laacibka Sinadiin Zidaan oo loo magacaabay tababaraha kooxda da’da weyn ee Real Madrib

Ciyaaryahankii reer Faransiis ee Sinadiin Zidaan ee ka soo jeeda Aljeeriya ayaa loo magacaabay in uu buuxiyo jagada banana ee tababaraha kooxda weyn ee Real Madrib. Zidaan ayaa noqonaya ninkii uGu horeeyay oo Muslim ah oo ka noqda tababare koox weyn oo ka tirsan inkastoo Muslimiin leeyihiin naadiyada qaar.

Real Madrib ayaa dhibcoi badan ka hooseysa kooxda hogaanka haysa ee Barcelona waxayna eryeen tababarihii reer Faransiis Benitz kadib markii uu gaarsiin waayay kooxda halka la rabay.

Sinadiin Zidaan ayaa sheegay in qalbigiisa iyo naftiisa siin doono sidii uu naadigan u gaarsiin lahaa halkii loogu talogalay oo ah in ay soo hooyaan koobab. Sinadiin ayaa ku xigey tababarihii hore. Da’diisa ayaa 43 jir.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.