X

Laandheere Fahad Yaasiin oo qarxiyay ujeedada ay lahaayeen kuwii ka been

Laandheere Fahad Yaasiin ayaa si adag uga hadlay ciidankii la geeyay Eritariya sheegayna in shaqaalaha Tigreega u shaqeeya ay dacaayad ka faafiyeen ayadoo ujeedadu tahay la dagaalanka dhismaha ciidanka ee qaranku leeyahay. ”Waxa faafiyay dacaayadaas waa shaqaalaha Tigreega ee dalkeena u joogey, ma is weydiisay waxa Itoobiya ugu baahatey 5kun oo ciidan ayuu yiri Laandheere Fahad Yaasiin.




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.