X

Laascaanood oo maamulka Somaliland shaqaale ka qoranayo iyo tirada

Laascaanood ayaa maamulka Somaliland shaqaale ka qoranayaa. Tirada u fadhiisatey shaqada la sheegayo ayaa lagu sheegay 190 qof oo shaqo doona. Maamulka Somaliland ayaa Laascaanood u joga si ku meelgaara.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NAJLNxC6YZ0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.