X

Laba argagixiso oo uu ku dhacay xukun ku haboon falka ay galeen

Maxkamada ciidanka ayaa ku hekay kava argagixiso ibay ku luf lahaayeen weeraro ay ku dhinteen ugu yaraan 50 qof oo isugu jira caruur, haween iyo dad kale oo caadiya. Labadan argagixis ee ka tirsan kooxda gaaleynta ayaa si naxariis daro ah u fuliyay dhamaan dilalkaas haddana sugaya in lagu eego indho naxariis leh.


Dawladda Somaliya ayaa lagu eedeeyaa inayna cadaalada ku fulin dhiigmiiratada oo odayada qabaailku soo farogeliyaan.


Argagixusadan ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa Maxamed Cali Barrow iyo Canshuur Cismaan Abuukar, waxana Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada ay sheegtay in raggaas ay ka  dambeeyeen weerarkii lagu dilay Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka, sidoo kale ka qeyb qaateen weerarkii Huteelka Saxafi iyo qarixii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.