X

Macalin dugsi Quraan oo lagu diley Muqdisho

Wararka ka imaansys magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan jn macalin dugsi Quraan lagu dilay magaalada. Dad ka ag dhawaa goobta lagu diley macalinka ayaa sheegay in lagu diley afaafka hore ee dugsigiisa. Dhiigmiiratada shabaab ayaa lagu yaqaan inay fuliyaan dilalka noocana.


Macalinka ayaa la sheegay inuu ahaa shaqsi weyn loga yaqaan goobta uu ka dhigaaya Quraanka, waxana dhici karta inay diideen sida uu Quraanka u dhigayo oo ay rabeen inuu jihada ka rido caruurta halkaas imanaysa.


Ciidamada amniga oo goobta soo gaaray ayaa sameeyay baaritaan mana jiraan cid loo qabtey maadaama dhiigmiiratada dilka gaystey ay magaalada hore ka galeen ayagoo ku faraxsan muslimka ay dhiigiisa xalaashadeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.