November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Laba madaxweyne iyo xaasaska ay kala qabaan: SAWIRO

Laba madaxweyne iyo xaasaska ay ka qabaan oo faalo gaara reebtay ayadoo jacaylku kuu jiido meelo aanad ka filaynayn. Madaxweyne Maraykanka Trump ayaa qaba xaas uu ka weyn yahay 24 sano.



Madaxweynaha Faransiiska ayaa isna qaba xaas ka weyn 25 sano oo ahayd macalimadiisii xiisada Faransiiska. Madaxweynaha Faransiiska ayaa ka hadlay jacaylka uu u qabo xaaskiisa oo uu sheegay in ay qayb weyn ka ahayd doorashada sanadkan.



Waxa ay hadda is qabaan 10 sano wuxuuna diidey in uu ka hadlo waxana la sheegay in jacaylkoodu ahaa qarsoodi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS