X

Laba nin oo lagu helay dil foolxun oo xukun ku haboon ku dhacay

Maamulka Butlaan ayaa dil toogasho ah ku xukumay laba nin oo dil foolxun u gaystey gabadh lagu magacaabo Nacimo oo meydkeeda laga helay duleedka Boosaaso. Gacan ku dhiigleyaashan aya abaalkooda la mariyay.


Maxkamada maamulka Butlaan ayaa ku heshay kufsi kahor dilka marxuumad Naciima Cabdi Maxamed oo gacan ku dhiigleyashu sheegeen inay cimaamad ku ceejiyeen.

Ma sheegin goorta la fulinayo xukunka si dadkii dhalay ugu qaboobaan. Dilalka loo gaysanayo gabdhaha yaryar sida Naciimo oo kale ayaa ku soo batey Koofurta inkastoo kiisas aan badneyn ay ka jiraan Woqooyiga dalka.


Si kastaba ha ahaatee kiisaskan ayaa la rajaynayaa inuu ku soo dhamaado guul.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.