X

Wasaarada arimaha gudaha oo bogaadisay doorashada ka dhacdey Jowhar

Waxa maanta lagu doortey magaalada Jowhar gudoonka barlamaanka maamulka fadhiidka ah ee degan magaalada Jowhar. Maamulada ka jira gobolada Koofurta dalka ayaa magac u yaala waxana lagu cunaa xoolaha masaakiinta.


Awood u malaha ay ku fuliyaan mashaariic dalka anfaca ama fuliyaan go’aan lagu diirsan, waxase keliya ay ku fiican yihiin inay jaqaan xoolaha masaakiinta, waxana so yeeraya dhawaq ah in dalka looga gurmado maamul jufeedyada ayuu yir Cali Calasow.


Haddabna wasaarada arimaha gudaha oo iyadu u qaabilsan arimaha noocana ayaa sheegtay doorashada dhacday inay si fiican u dhacday inkastoo musuq caadiya u ka dhacday magaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.