18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Laba qof oo ku dhintey ceel Arabsiyo ku yaal

Laba qof ayaa ku dhintey ceel Arabsiyo oo Hargeysa agteeda ah ku taal. Dadweyne farabadan ayaa ku soo xoomay goobta shilku ka dhacay halkaas oo la arkayo dad faqaya hog weyn oo la filayo inay tahay goobta ay ku dhaceen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=LqxkeBrmKOo[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS