X

Laba siyaasi oo reer Awdala oo calaacal la soo hor fadhiistey saxaafada

Laba siyaasi oo reer Awdala ayaa calaacal la soo hor fadhiistey saxaafada. Labadan siyaasi oo hore ugu ololeeyay Muuse Biixi ayaa ka cawdey miisaaniyada Muuse Biixi oo ay sheegeen inaan waxba ugu jirin Awdal. Haldeyr ku xidhid ayaa ugu jirta waana gobolka ugu cashuur badan gobolkan la baxay Somaliland.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=L4hmJ7GVsb8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.