Xilli Xasan Sheekh sii dhacayo iyo maamulkiisa uu hogaamiyo fadhiid Cumar C/rashiid ayaa isku shaandheyn loo dan lahaa laba wasiir oo haweena lagu bedelay laba raga oo ka soo jeeda qabiilkooda. Sheekadan ayaa dad badan u fahmeen in ay tahay kursi diyaarsasho ee ayna ku dhisneyn wax hagaajin.
Marwo Xaawo Xasan Maxamed waa wasiirkii hore ee caafimaadka halka marwo Khadra Bashiir Cali ay tahay wasiirkii hore ee waxbarashada.
Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada qaar ayaa la filayaa in uu dhamaado shir uga socda Baydhabo maanta iyadoo la soo sheegay in beesha banaadiriga la siiyay laba xubnood lagana siiyay aqalka sare.
Talaabadan lagu eryay laba wasiir oo aad u firfircoon ayaa aad looga carooday laguna tilmaamedy musuqmaasuq weyn oo ay ku kaceen fadhid Cumar C/rashiid iyo Xasan Sheekh.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay