Liiskaan iyo magacyada ayaa waxaa laga helay Xarumaha Isbitaalada Muqdisho oo ay ka socoto diiwaangelinta dadka maanta loo qaaday Suudaan iyo Turkiga.
Dhaawacyada Suudaan loo qaadayo ayaa waxaa diyaarad Militari usoo dirtay dawladda Qatar, iyadoo sheegtay inay Kafaalo qaadi doonto Dhammaan dhaawacyadaas.
Nimco Maxamed Cali 39 Jir
Siciid Cabdi Faarax 22 jir
Cali Xasan Fiile 16 Jir
Maxamed Cabdi Cali Nuur 22 Jir
Nuur Mire Jimcaale 35 Jir
Xuseen Daahir Cabdulle 25 Jir
Cabdifitaax Axmed Barqadle 28 Jir
Xuseen Cismaan Nuur 18 Jir
Hodan Cabdi Maxamed 30 Jir
Cabdi-Nuur Cumar Axmed 36 Jir
Yaxye Xasan Cabdi 35 Jir
Sacdiyo Cabdullahi Maxamud 36 jir
Sacdiyo Daahir Cismaan 6 Jir
Maxamed Cabdi Xasan 23 Jir
Cabdifitax Abukar Maxamed 18 Jir
Xamdi Cabdi Axmed 23 Jir
Warsame Ibrahim Cabdullahi 26 Jir
Faarax Macalin Maxamed 23 Jir
Bashiir Cabdullahi Cabdi 45 Jir
Axmed Xasan Maxamed 29 Jir
Abshir Maxamed Cali 40 Jir
Cabdiraxman Cali Xuseen 24 Jir
Cabdiraxman Faysal Wrsame lama hayo Da’diisa
Cali Saciid Cali
Ameed Faarax Yuusuf
Xasan Yaroow Cali
Nuur Sheekh Maxamuud
Cabdiraxmaan Yuusuf
Axmed Daahir
Cabdullaahi Axmed Barkhadle
Maxamed Cismaan
Maxamed Axmed Cabdi
Ilyaas Cabdi Cabdullaahi
Maxamed Cabdikariim Faarax
Cabdirisaaq Maxamed Muuse
Ruqiyo Cumar Maxamud
Bishaar Cumar Yuusuf
Yaasir Abuukar Maxamed
Axmed Maxamuud Axmed
Xasan Maxamed Cabdullahi
Cabdulqaadir Xuseen Macalin
Xasan Maxamed Salaad
Cali Maxamed Cali
Cawil Xasan Maxamed
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay