21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Liiska xildhibaanada saxiixay soo jeedinta saldhiga Berbera ee Carabta la siinayo

Liiska xildhibaanada saxiixay soo jeedinta ama mooshinka ka dhanka saldhiga Berbera ee Carabta la siinayo kaas oo aan la ogeyn waxa lagu heshiiyay lacagaha la kala qaatey iyo faaiidada ku jirta.

Mooshinka looga soo horjeedo saldhigga milateri ee dowladda Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso magaalo xeebeedka Bebera ayaa laga akhriyay kulankii Baarlmaanka ee maanta.



Mooshinka oo ka koobnaa 4 qodob ayaa Xukuumadda Soomaaliya ka dalbanaya inay ka qaadato mowqif cad.

Mooshinka oo ay soo diyaariyeen illaa 20 Xildhibaan waxaa loo qeybiyay xildhibaanada Baarlamaanka, waxaana mooshinka ku cad in heshiiskii Imaaraadka Carabta iyo Somaliland yahay mid dhaawacaya Qaranimada Soomaaliya.

Hoos ka fiiri liistada oo u badan reer Woqooyi


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS