X

Lubnaan oo garaacday Jabuuti koobka kubadda cagta ee Carabta

Waxa mardhaweyd soo dhamaaday ciyaarta xulalka Jabuuti iyo Lubnaan ee koobka Carabta. Ciyaarta ayaa Jabuuti si fiican u ciyaartey waxaadse moodaa inay ka maqan yihiin rag ciyaarta wax ka bedeli kara.

Kubadda inta badan waxay ku hayeen dhexda inkastoo ay difaac fiican lahaayeen. Waxay soo bandhigeen ciyaar wanaag, ayadoo dadka garoonka jooga dhamaantood ay ahaayeen taageerayaasha xulka Lubnaan.

Nasiib daro waxa horaanta qaybtii dambe ee ciyaarta gool nasiib dhaliyay ciyaaryahanka reer Lubnaan. Waxayna ku dhmaatey hal iyo eber waxase Jabuuti tan kala tagi kartaa khibrad ku filan.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.