X

Ma garankaro dambi ummadani gasho oo Muuse Biixi ugu noqdo madaxweyne: Ooto biixi

Ooto Biixi oo Muuse Biixi wada ahaayeen SNM ayaa ka murugoodey in Muuse Biixi u noqdo madax wuxuuna sheegay in ummada Woqooyiga uuna garanayn dambi ay galeen oo Muuse ugu noqdo madaxweyne.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.