Cutubyo ka tirsan ciidanka maamulka gobolada dhexe ee xaruntiisu tahay Dhuusamareeb ayaa loo qaybiyay mishaharo ay xaq u leeyihiin. Masuuliyiintii hore ee Ahlusunna ayaa wacad ku maray in ay deegaanadooda ka ciribtiraan argagixisada shabaab. Waxaadse is waydiin kartaa sababta maamuladu u bixiyaan mushahar askarta dawlada dhexena ay mishahar la yihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM