November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

TALIYE XIJAAR

Ma jiraan wax amniga halis ku ah: taliyaha booliska qaranka

Taliyaha booliiska qaranka oo kulan la qaatay madaxda amniga ayaa sheegay in dalku degan yahay oo ayna jirin wax qasa xilli wasiirka koowaad oo balan soo qaaday uu qasayo dalka iyo dastuurka u dejisan.



Maqaaxile Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay isku dayay inuu eryo wasiirka arimaha gudaha Xundubey waase ku fashilmay. Xundubey ayaa sheegay inuu qaska keli ku yahay oo aan cidkale la wadaagin.



Taliyaha oo akhbaar ka bixinaayay amniga guud ayaa sheegay inayna jirin wax laga walwalo ayadoo ciidanka dalka jooga uu ku filan yahay amniga dalka. Warbaahinta qaar oo ka tirsan beelaha Hawiye ayaa baryahan tabinaayay colaad iyo qixin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS