11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ma qabiilbaa qabiilkale tiriya ma arki karno gudi ku sheega doorashada: Cuqaasha reer Awdal oo qaadacay!!!!

Cuqaal iyo waxgarad shir jaraaid ku qabtey Boorama ayaa qaadacay gudi hal jufo ah oo tirinaya qabiilada kale waxayna sheegeen in ayna aqbalayn haday Boorama yimaadaana uu Siilaanyo ka masuul noqonayo wixii ka dhaca. Cuqaashan iyo waxgaradkan ayaa ka so jeeda beesha Saylici.

Maxamed Yuusuf

ARAABI