X

Ma safaarado bilaa mishaharo ah ayaa jira muddo 9 bilooda

Ma safaarado bilaa mishaharaa jira muddo 9 bilooda. Sidii dawlada u timi waxa la joogteeyay shaqaalaha dawlada mishaharka la siiyo mana jirto cabasho dhinacaasa.


Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacbaka Soomaaliya ahna xildhibaanada akhwaan Muslimiin ayaa sheegay inay soo gaartay Cabasho uga timid Safaarado aan mushaar qaadan mudo 9 Bilood ah.


Xildhibaanka oo ka mid ah Gudiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa sheegay in miisaaniyadda lacagaha mushaaraadka ah loogu kordhinayo Ciidamada Dowladda ay soo dhaweynayaan, hayeeshee Wasiirka Maaliyadda laga doonayo in uu waqti siiyo Xildhibaanada.


Safaaradaha Somalida dibedda ayaa intooda badan ku nool shaxaadka ay ka helaan dawladaha ay la joogaan, taas oo ka soo horjeeda qaanuunka dawlada, ayagoo xataa diidey in la bedelo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.