November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maalin kasta anaga reer Boorama ahaan waa maalinta shaqo la’aanta: ARAG dareenka dhalinta

Maanta oo kale waxa aduunka qaar la xusaa maalinta shaqaalaha iyadoo la isku dayo in maalintan ay noqoto maalin u gaara dadka shaqeeya laakiin hadayna jirin wax shaqo sida ta haysata dhalinta reer Boorama oo jooga geri go’an. Qaar ka tirsan dadka magaalada ayaa wax laga waydiiyay sida ay u arkaan maalintan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM