12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maalinta ciidanka badda Somaliya iyo dhulkii ciidanka shisheeyaa degan

Maalinta ciidanka badda Somaliya oo si hoose looga dabaaldegay magaalada Muqdisho ayadoo tayada ciidanku aanay jirinba. Taliyaha ciidanka badda ayaa sheegay in dhulkii ciidanka shisheeye degan yihiin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Xgtfe63d5WY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS