X

Maalinta weyn ee Ciidal adxa oo la shaaciyay

Maalinta weyn ee ciidal adxa ayaa la shaaciyay. Ayadoo sanadkan ay xajka tageen keliya ajaanibta ku nool Sucuudiga iyo weliba dadka ku nool Sucuudiga oo keliya ayaa xalay la arki waayay bishii Xajka.


Waxa maanta la buuxiyay bisha ka horeysa xajka oo laga dhigey sodon. Sidaasi darteed waxa Ciidal adxa noqonaysaa 31-ka bishan gaalada ee Luulyo oo noqonaysa maalin Jimce ah.

Muslimiinta ayaa maalintaas intooda awooda waxay qashaan neef xoolo ah oo ina la quuto ina loo qaybiyo dadka masaakiinta ah.


Waxaan dhamaan Muslimiinta Somaliyeed leenahay RABI ha inooga dhigo maalin farxadeed, hana inaga dulqaado cudurka Kooro iyo xanuunada kale ee halista. AAMIIN AAMIIN.

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.