Maamulaha kastamka lagu dhaco reer Awdal ee Lawyacado ayaa dad xirey. Mar wax laga waydiiyay dadka lagu xirey Lawyacado ayuu ku sheegay inay yihiin shaqaale shaqadoodii gudan waayay oo lala yaabay nin shaqadiisa gudan waayay oo haddana la xirayo.
Lawyacado ayaa lacagta ka soo baxda toos loogu shubaa qasnada mUUse Biixi ayadoo dadka deegaanku ogolyihiin kana gadoodin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wPXfAAjJLI8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS