Macalin lagu diley Afgooye iyo cida ka dambeysa. Macalinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Mahad, waxaana uu ahaa maamulaha Iskuulka Daarul Amal oo ku yaalla degmada Afgooye.
Argagixisada ayaa beegsata maamuleyaasha dugsiyada aan ahayn kuwa haysta diintooda qaldan. Lama garanayo halka macalinkan urur diimeed ahaan ku xirnaa.
Dilka ninkaan ayaa yimid xilli Magaalada Muqdisho xalay lagu dilay Xuseen Maxamed Xuseen oo ahaa maamulo Iskuul.
Maaha markii ugu horeysay ee argagixisadu disho macalimiinta dugsiyada diimaha ee ka jira dalka. Waxay kaliya ogolyihiin kuwa ku xiran Sucuudiga.
Ciidamada amniga ayaa sheegay inay ku dabajiraan cidii falkan gaysatey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay