X

Maamulka Butlaan oo ka hadley Somali iyo ajaanib ay takooreen

Maamulka Butlaan ee Siciid Deni ayaa saxaafada u sheegay inay takooreen Somali iyo ajaanib looga shikiyay cudurka oofwareenka ee Kooro. Shalay ayay ahayd markii wasaarada caafimaadka dawlada dhexe ku wareejisay qalab caafimaad maamulada dalka.


”Shan qof oo isdugu jira Somali iyo ajaanib ayaan dheecaan ka qaadney inta laga helayo natiijadana waxaan geynasy goob aan ugu talogalney in lagu hayo dadka laga shikiyay ayuu yiri afhayeen u hadley Siciid Deni.



Somaliya guud ahaan waxa jira sadex kiis oo laba ka mida dawladu ogtahay iyo ajnabi ah oo ku dhuumanaya xerada Xalane ee ajaanibtu fadhido.

Ma sheegin afhayeenka Siciid Deni halka Somalidan iyo ajaanibta ka yimaadeen ee gobolka ka soo galeen.

C/llaahi Warmoge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.