November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maamulka Cadaado oo saxaafada tusey rag ka tirsan argagixisada shabaab oo xasuuq gaysanay

Cadaado–Maamulka Ximin iyo xeeb ayaa soo bandhigey laba dhalinyaro ah oo isku dayay in ay xasuuq ka gaystaan goobta shirka ee magaalada Cadaado. Ragan ayaa lagu dilay isla goobta iyagoo rabey in ay galaan goobta xarunta soo xidhey dharka ciidamada. Argagixisada shabaab ayaa been u sheegta dhalinta una fasaxdey daadinta dhiiga muslimiinta.

DSC03041[1] DSC03042[1] DSC03043[1] DSC03045[1] DSC03048[1] DSC03050[1] DSC03057[1] DSC03080[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM