17/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka degmada Dilla ee gobolka Awdal oo ka hadley jabhad la sheegay in la dejiyay halkaas

Waxa baryahan la isla dhexmaraayay in jabhad diidan maamulka Jeegaanta la dejiyay degmada Dilla iyo hareeraheeda. Jabhadan ayaa la sheegay inay keeneen qabiilada Isaaq ee Burco dega. Dadka Dilla ayaa iyagu cawda laakiin aan welli wax ku darin cabashadaas joogtada ah.



Shalay ayay ahayd markii siyaasiyiinta beesha Isaaq ee Habarjeclo beeniyeen in tuulooyinka xadka ah jabhadi u joogto. Maamulka Muuse Biixi ayaa dhinac walba kaga furan yihiin kacdoono isa soo taraya.

https://youtu.be/a1S1aAmqnvQ



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS