X

Maamulka degmada Laascaanood oo amaro soo saaray

Maamulka degmada Laascaanood ayaa amaro ku soo rogey dafka magaalada xilli fowdo dhinaca dhulka ah ay ka jirto degmada. Ayadoo dawlad la’aani jirto ayaa sheekadu noqotey jaantey wadhan oo qof weliba halkuu doono iska jeexdo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.