19/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka gobolka Banaadir oo jafjaf ku bilaabey goob muhiim ahayd

Maamulka gobolka Banaadir ayaa jafjaf ku bilaabey goob muhiim ahayd hadana ka mida goobaha lagu dul dagaalamayay laakiin muhiima u ah toosinta iyo soo celinta dhaqanka iyo wadaniyada ummada Somaliyeed.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mDYJII3KLEw[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS