12/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Khaatumo oo ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan rag sheegtay in ay xarun u fureen xisbiga Wadani ee beesha dhexe+MUUQAAL

WP_20150104_023Buuhoodle 04 Jan 2014–Maamulka Khaatumo State ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo bandhigaan rag sheegtay inay xafiis ka fureen magaalada Buuhoodle una fureen xisbiga beesha dhexe ee Wadani. Magaalada ayaa maanta waxa ka jiray banaanbax ay dhigeen dad ka caraysnaa arimaha.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS