November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maamulka Khaatumo State oo ka hadlay weerar ciidan beeleed reer Soola iyo kuwa Siilaanyo soo qaadeen

Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay weerar ay soo qaadeen ciidan beeleed reer Soola iyo kuwa Siilaanyo magaalada Balicad oo uu ku sugnaa madaxweynaha Khaatumo iyo madax kale oo reer Maakhira. Madaxweyne Cali Khaliif ayaa lagu waramayaa in uu ka baxay. Khaatumo ayaa sheegtay in lagu weerarayo hantidu Ingiriiska iyo Denmarka bixiyaan ee lagu soo qaado magaca ”Somaliland”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS