20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Muuse Biixi oo beeniyay in taliyaha socdaalka Somaliya Lowyacado yimi

Maamulka Muuse Biixi ayaa beeniyay in taliyaha socdaalka Somaliya Lowyacado yimi. Masuul u Hadley Muuse Biixi ayaa sheegay inuu warkaasi wxba ka jirin. Wuxuu sheegay in ay u sheegeen ilaalada Lowyacado.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nlqXLh_y1Ow[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS