X

Maamulka Muuse Biixi oo ka aamusan in magaalada qoomu luud qabsaday

Jimcihii ayay ahayd markii wadaadka Muuse Biixi uu masaajid ku yaal magaalada Hargeysa ka sheegay in maxkamadaha magaalada dadka ugu badan ee hadda la keeno ay yihiin qoomu luud afar afar isku qabaan iyo weliba ay soo baxaan dad caadi u sheeganaya gaalnimo.


Sanado kahor ayay ahayd markii khaniis weyn oo caana uu yimi Hargeysa ayadoo loo malaynaayay inuu ictiraaf sido haddase wadaadkan gooni goosadka uu ku baraaarugey dhibka ka jira magaalada.

Ma jiro ilaa hadda wax beeniya in maxkamadaha magaalada Hargeysa ay noqdeen goobo lagu kala saaro khaniisiinta. Wadaadada magaalada oo wadaadkani C/raxmaan Dheere la yiraa ku jiro ayaa ka mida kuwo dhalinta u akhriya gooni goosadnimada.


ā€¯Gaalo ictiraaf kuuma hayso ilaa aad iyaga ka mid noqoto, wuxuuna taabtey dad reer Hargeysa ah oo qurbaha ka yimi oo afkaar gaalnimo wata kuna faafiya magaalada. Waxaadse ka yaabaysaa in dhalinta muddo 30 sano lagu beerayay Somali nacayb iyo cuqdad Koofureed. Afkaaraha khatarta ah waxa inta badan Somalidu qaasatan dhalintu ka barteen idaacadaha gaalada ee ay dhegeystaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.