X

Masar oo mardhow sheegtay in markabkii Suweys kala xirey laga fujiyay dhooqada: DAAWO

Dawlada Masar ayaa mardhow sheegtay in markabkii weynaa ee dhooqada galay sidaana ku kala xirey isku socodka biyo mareenka Suweys oo ah kan shanaad ee ugu mashquulsan aduunka hadda lagu guulaystey.


Markabkan ayaa muddo usbuuca ku gudbanaa biyo mareenka Suweys, oo hadda ay sugayaan maraakiib gaaraysa 400. Shirkada maamusha Suweys ayaa sheegtay inay ku qaadan doonto sadex cisho in maraakiibtaas lagu fasaxo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.