19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Muuse Biixi oo ku kacay arin dad badan ka yaabsiisay

Maamulka Muuse Biixi ayaa ku kacay arin dad badan ka yaabsiisay. Maamulkan Muuse oo ay haysato aqoon la’aan badan ayaa dadka ka xanibay baraha bulshada qaybta isgaarsiinta sida faysbuug, whatsapp, imo iyo kuwa kale. Sababta aadloogu qosley ayaa inay ardeydu qishayaan.



Caruurtan maamulkan ayaan la garanayn waxa loo dhigo., ayadoo musuqa waxbarashadu aanu la mid ahayn dalka intiisa kale.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Ik-HslkmYS4[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS