Afhayeen u hadlay booliiska magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay xireen laba nin oo in muddo ah ku dabajireen oo si caadiya u faafinaayay diinta la bedelay ee lagu sheego Kiristaanka. Diintan ayaa hadda la caabudaa sanamka halka RABIGEEN si xun loogu gafayo.
Somalida iibsada diintooda ayaa inta badan ahaa kuwii ka qaxay dalka ee galay wadamada jaarka kadibna ay helaan hay’adaha gaalada ee diintaa faafiya kadibna shilimaad u tuureen sidaana ku qaateen diintan bugta ah ee la bedelay.
Labada qof ee aan qabanay waxay ahaayeen kuwa diinteena si fiican u bartey oo rabay inay qaldaan Somalida inteeda badan aan diinta waxba ka garanayn, oo run moodaya diinta bugta ah ee loogu gafayo RABIGEEN.
”Waxaaan dalbanaynaa inaad na soo wargelisaan haddii aad aragtaan wax aydaan garan ayuu yiri afhayeenka booliiska ee maamulka Somalilaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS