Argagixisada ayaa goysay buundi dadka iyo gaadiidku mari jireen oo ku taalay Qoryooley. Buundadan ayaa argagixisadu shalay jartey kana dhintey dadka Qoryooley kuwo ku go’doonsan degmadooda.
Diinlaaweyaasha argagixisada ayaa lagu yaqaan inay jaraan meelkasta oo hawlbowle u ah dadka Muslimiinta ah.
Maamulka Shabeelaha hoose oo war ka soo saaray buundada la jaray ayaa sheegay inay dib u dhisi doonaan si dadka masaakiinta ah u wataan hawlahooda.
Maahaa markii ugu horeysay ee argagixisadu jarto buundooyinka halbowlaha u ah dadka Muslimiinta ah ee ay gaaleeyeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay