13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Siilaanyo oo iska fogeeyay dekeda Ceelgarde weerarna ku qaaday Sh Aadan Siro

Waxa baryahanba jirey muran xoogan iyadoo lagu eedeeyay in beesha Siilaanyo ka dhisayso deked kale deegaanka Ceelgarde oo u dhow Berbera taasina waxay keentay isku dhaca beelaha. Hadaba maamulka Siilaanyo ayaa beeniyay  walibaa sheegay in ay tahasy sharci daro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS