15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somalilad oo u digtey diyaaradaha aan sharci ka haysan ee ka soo dega Hargeysa

Maamulka Somalilad ayaa u digtey diyaaradaha aan sharci ka haysan ee ka soo dega Hargeysa. Ma sheegin diyaarado khaasa waxase muuqata in la raadinayo lacago.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS