11/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo bilaabaya cashuurta gawaadhida xilli ayna jirin wadooyin dhisan

Maamulka Somaliland oo bilaabaya cashuurta gawaadhida xilli ayna jirin wadooyin dhisan. Tigidho ku qoran af-Ingiriis ayaa la soo daabcadey kaas oo la saari doono gawaadhida sida wadamada Yurubta. Cashuuraha noocana ayaa xaqal jeeb fiican u ah wasiirada ku xeeran Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS