27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo faahfaahiyay xadhiga wadaadka xagjirka ah ee Aadan Sunne

Maamulka Somaliland ayaa faahfaahiyay xadhiga wadaadka xagjirka ah ee Aadan Sunne oo taageeray dhalinyar xagjira oo khalkhal geliyay amniga magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Maaha markii ugu horeysay ee wadaadkan xagjirka ah la xiro.


 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS