Maamulka Somaliland ayaa ka hadley dagaal askari uga dhintey oo ka dhacay Tukaraq. Masuul saxaafada la hadley ayaa sheegay in xalay weerarku dhacay Puntlandna isticmaashey qalab habeenki lagu dagaalamo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EHOKYZ07rPw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS