X

Maamulka Somaliland oo ka xanaaqay shirkad kaluumaysi oo shati la siiyay

Maamulka Somaliland ayaa ka xanaaqay shirkad kaluumaysi oo wasaarada kaluumaysiga dawlada dhexe siisay shirkad Shiine ah xilli kheyraadka dalka loogu gurto si qayra caadiya muddo 28 sano ah

Maamulkan Muuse Biixi o sheegtay inuu go’ay ayaa hadana markasta daba jooga heshiisyada dawlada dhexe la gasho shirkado caalami ah ama iskeed u qaado go’aano masiiri ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NsGlxCu7DjU[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.