09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo ku dhawaaqay arin madaxweyne Farmaajo dan u ah

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay arin madaxweyne Farmaajo dan u ah. Sacad Cali Shire oo ah afhayeenka Muuse Biixi ayaa sheegay inuu dib u dhigey kulan ay hore u codsadeen oo ay rabeen inay kula kulmaan.

Sacad Cali Shire ayaa sidoo kale sheegay inay iyaguna warqad u qorayaan jaamacada Carabta ayadoo jaamacada Carabtu hore u sheegtay in xuduudaha Somaliyaay sugan yihiin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=w5jxDcnDdP8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS