X

Maamulka Somaliland oo sheegay xilliga loo fadhiisanayo imtixaanada

Maamulka Somaliland ayaa sheegay xilliga loo fadhiisanayo imtixaanada dugsiyada sare iyo dhexe xilli tayada dugsiyada iyo ardeyda ka baxaysaa ay aad u liitaan, ardeydana loo dhigo wax aan dhaqankooda iyo dalkooda quseyn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xfkUyHikZfM[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.