X

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo kulan la yeeshay madaxda Norway: SAWIRO

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay madaxda Norway gaar ahaan wasiirka arimaha dibedda dalkaasi. Kulanka ayaa lagu jafay waxyaabaha Norwey ka caawin karto Somaliya. Norwey ayaa qayb ka ah gurashada kheyraadka dalka.



Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay gaaray Norway ayaa maanta ka qeyb gelaya shirka sannadlaha ah ee Madasha Oslo kaas oo socan doona mudda laba maalin ah ayna kasoo qeyb gelayaan madax ka socota caalamka.

Xasan Cali Kheyre ayaa Norwey u jooga si dawladiisa uga qanciso caalamka sidii deynta looga dhafi lahaa.

Shirka ayaa la filayaa inuu maanta oo Salaasa ah furmo.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.