Maamulka Somaliland ayaa u dabaaldegay maalinta wahaabiyada Sucuudiga. Wahaabiyada Sucuudiga ayaa halis ku ah jiritaanka dalalka fiqiirka kuna faafiya diin qaldan.
Dadka badankiisa ayaa qaba in Saylici lagu soo siiyay lacag dabaaldega maalinta wahaabiyada Sucuudiga kadib markii lagu daray wefdi u casuumey dhaxalsugaha una soo dhameeyeen dad saaxiibo la ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cL1pIupdXEg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay