08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulkii Somalilaan miyaa lagu kala tagayaa: falaqaynta maanta

Waxa dhawaan dhamaanaya inta heshiiska lagu ahaa maamul beeleedka beesha dhexe ee Somalilaan. Xisbiga Wadani ee horjooge Muuse Biixi aanu arli karin ayaa ku hanjabay dhowr jeer inaanu Muuse Biixi u aqoonsan doonin horjooge beesha ah.

Haddaba falaqaynta maanta waxa soo diyaariyay telefishanka Ayro TV iyo Faysal Abroone.






ARAABINEWS