X

Maandeeq oo daaha ka faydey taariikh cajiiba. Gabadh la qabo lama ogolayn

Fanaanada ruug cadaaga ah ee Faadumo C/llaahi Maandeeq ayaa daaha ka faydey taariikh cajiiba oo ka mida waayaheedii faneed iyo sida noloshu ahayd iyo sida magacyada loo bixin jirey. Gabadh la qabo lama ogoleyn. Waxay tabtey dawladii qaranka. Waxa wehelisa Khadiija Ceerigaabo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.