20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerada maamulka Soomaaliland oo Boorama ku kulmey

Maayerada maamulka Somaliland ayaa Boorama ku kulmey. Kulanka maayerada ayaa waxa soo qaban qaabiyay hay’ad ka caawisa maamul wanaaga oo Somali iyo ajaanib isugu jirta. Hay’adaha ayaa inta basdan lacago ku cuna hawlo aan faaiido u ahayn  shacabka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Cb2hFhGdiy4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS